Sharciga & Asturnaanta
Siyaasadda Asturnaanta
SomaliView waxay ilaalisaa xogta isticmaalayaasheeda. Xogta la ururiyo waxaa loo isticmaalaa oo keliya hagaajinta adeegga iyo fahamka sida bogga loo isticmaalo. Xog shakhsi ah lama iibiyo lamana wadaagno dhinac saddexaad iyada oo aan ogolaansho la haysan.
Shuruudaha Isticmaalka
Waxyaabaha lagu daabacay SomaliView waa hantida SomaliView. Waa la oggol yahay in la wadaago iyadoo la xusayo ilaha, laakiin ma banaana in dib loo daabaco iyada oo aan ogolaansho qoraal ah la helin.
Faallooyinka
Faallooyinka waxaa laga filayaa inay xushmeeyaan qofka kale. Faallo kasta oo ka kooban af xun, been-abuur ama kicin waa la tirtiri doonaa.